Site icon Qaamuus

ereyga

Kabbaqable

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabbaqable

kabbaqablee | kabbaqableyn | kabbaqableysasho | kabbaqableysi | kabbaqableyso | kabbaqublaysi | kabbaquble | kabbaqublee | kabbaqubleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version