Site icon Qaamuus

ereyga

Kabbaqableyso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Caano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabbaqableyso

kabbaqubleyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version