Site icon Qaamuus

ereyga

Kabsid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Midiidinka liita oo kabaha dadka u qaada; kabaqaad. 2. Qof aan ra'yigiisa ku meel mari karin oo had iyo jeer cid ku tiirsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabsid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version