Site icon Qaamuus

ereyga

Kabti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Orod xoog loo ordo ilaa laga xiiqo; fagax. 2. Fogaan qof ku xiiqo.

Kabti

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Ilaa laga xiiqo xoog u ordid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kabti

kabtin | kabtiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version