Site icon Qaamuus

ereyga

Kacdin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Orodka fardaha billowga ilaa iyo inta uu ka xiiqaayo. 2. Booddada hore oo farasku orodka billaabaayo. ld kacdimid.

Kacdin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Faras kacdin ordid. ld kactin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacdin

kacdimi | kacdimid | kactin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version