Kacdoon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld kacdoodid.
Kacdoon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
Kacdoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)ld kacdood².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kacdoon ↴
gadood | kacdood | kacdood | kacdoodid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg