Kadaalli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasillooni la'aan awgeed.
Kadaalli
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Jiif, fadhi, joog iyo socod diidid xasilooni la'aan awgeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadaalli ↴
kadaalliyid | kirtan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg