Site icon Qaamuus

ereyga

Kadalloobsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Cid kadalloobay ahaansho. 2. Cid degdegsan meel u socota ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadalloobsan

kadalloobsanaan | kadalloobsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version