Site icon Qaamuus

ereyga

Kaddib

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Dib, dabadeed.

Kaddib

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

K. ah: xabbad qarxi weyday.

Kaddib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Rasaas iwm dhici waayid. ld katib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaddib

raadar | ugaxlay | ugxanside | urun | Ururkii Qaramada | waayadii dhexe | aammiin | bacdi | bolshofiik | boog-calooleed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version