Site icon Qaamuus

ereyga

Kadeedan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Wax la kadeeday noqosho.

Kadeedan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la kadeeday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kadeedan

kadeedmid | kadeednaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version