Site icon Qaamuus

ereyga

Kaduudan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay)

Wax la kaduuday noqosho.

Kaduudan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la kaduuday ahaansho. ld kuduudan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaduudan

kaduudmid | kaduudnaan | kuduudan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version