Kafaaro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(dii.) Wax Ilaah dartii loo sameeyo ama loo baxsho sida soon, sadaqo iwm oo gef ama dembi la falay daboola.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kafaaro ↴
kafaaraggud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg