Site icon Qaamuus

ereyga

Kaftan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal aan xumi lahayn oo qosol leh oo laba qof ama ka badani isdhaafsadaan. 2. ld kaftamid.

Kaftan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Hadal aan xumi lahayn oo maad leh isdhaafsasho (laba qof ama ka badan).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaftan

yooyootan | cayaar | cayaar | dhab | dhayal | gacalcun | jalbeeb | jalbeebtan | jalbeebtan | jareexee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version