Site icon Qaamuus

ereyga

Kahsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld kahasho.

Kahsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad uu jidhku ku soo saaro jawaab ah kabbax an caadi ahayn qaar ka mid ah lid jidh dhaliyayaasha oo la yidhaahdo allarjiino, kaas waxa ka mid ah boodhka, faxalka, cuntooyinka qaarkood iyo dawooyinka ama dhogorta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kahsi

caarood | halaamacoodka sooh-maskaxeedka | kahasho | kahsitire | samboor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version