Kal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)1. Waa; goor; sano. 2. Miile.
Kal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Hiyi; laab; qalbi. 2. Lafaha dhudhammada midkood. 3. Tibta mooyaha wehelisa ee badarka lagu tumo ama awrta lagu raro. 4. Meel ballaaran oo biyuhu galaan.
Kal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(jool.) Qayb ka mid ah taxanaha waqti jiyoolojiyeedka, oo ah in ka mid ah waaga, kal naftigiisa waxaa loo sii qayb-qaybiyaa saman-saman.
Kalakics*
Erayga kalakicis wax uu ka yimid ciyaalka xaafada Waana earay Laatiini ah Micnahiisana waxa weeye:
Isii waxan u baahanahay oo jamac ah
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kal ↴
aabo | aabonimo | aad | aaddan | aaddi | aagga-qabow | aakib | ba | eber | ebinefiriin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg