Site icon Qaamuus

ereyga

Kala

Qaabnaxa: qr.fk Isrogrogga:

1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way kala tegeen. Kalluunka yaa kala yaqaan?”. 2. Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho. Tus. “Way kala fiicanyihiin”.
Kalakics*

Erayga kalakicis wax uu ka yimid  ciyaalka xaafada  Waana earay Laatiini ah  Micnahiisana waxa weeye:

Isii waxan u baahanahay oo jamac ah
 
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kala

aagga-qabow | ba | eber | u | ubaxley | jaad | baabbaca-caleen | aalad-kabniin | maaddo | raabaraabe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version