Kalabbar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Laba meelood meel dhex dhexaad u ah. 2. Laba qeybood oo isle'eg wax loo qeybiyey qeybtood. 3. Wax muggiisii bar ku jiro.
Kalabbar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Labo meelood oo isle'eg u qaybin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbar ↴
kalabbaran | kalabbaran | kalabbarasho | kalabbarid | kalabbarmid | kalabbarnaan | kalabbarnaansho | kalabbaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg