Site icon Qaamuus

ereyga

Kalabbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Kala miirmidda laba waxood oo isku jiray ay kalamiirmaan.

Kalabbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Falgalka kiimikaad ee iskudhis u kala jabiya iskudhisyo ka kooban molikuyuullo fudud.

Kalabbax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. Laba shay oo isku jiray kala miirmid. 2. Laba shey ama ka badan oo isku jiray kala furmid. 3. Derin, maro iwm kala siibmid. 4. Kala tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbax

farakalabbax | kalabbaxsan | kalabbaxsanaan | Kalabbaxsanaansho | kalabbaxsasho | kalabbaxso | kalabbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version