Kalabbixi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax isku jirey kala saarid. 2. Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbixi ↴
farakalabbixid | kalabbixid | kalabbixin | kalabbixis | kalabbixiye | moqorso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg