Kalabbood
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Khilaaf; ismaandhaaf.
Kalabbood
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Figrad, dood iwm isku khilaafid. 2. Bur iyo biyo u kala bixid (caano)
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalabbood ↴
kalabboodid | kalabboodsan | kalabboodsanaan | kalabboodsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg