Kalafuq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Is dayn laba shay oo isku dhegganaa is daayaan.
Kalafuq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)Wax is-haystay is dayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalafuq ↴
kalafuqid | kalafuqsad | kalafuqsan | kalafuqsanaan | kalafuqsanaansho | kalafuqsasho | kalafuqsi | kalafuqso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg