Site icon Qaamuus

ereyga

kalasaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Wax isku jirey kala soocid. 2. Hadal, fikrad iwm oo la garan waayey caddeyn. 3. U gar qaybin (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasaar

kalasaarid [m.f.dh]
eeg kalasaar.

kalasoocan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.

kalasoocan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version