kalasarreyn
(m.f.dh)eeg kalasarree. ld kalasarreys.
kalasarreyn
(m.dh)(juqr.) Faraqyada kac-sanaanta meel kasta oo dhulka dushiisa ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasarreyn ↴
kalasarreys [m.l]
ld kalasarreyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg