Kalasooc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro. 2. ld kalasoocid¹.
Kalasooc
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)Wax kala jaad ah oo isku darsan intii is lehba gooni u saarid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalasooc ↴
kalasoocan | kalasoocan | kalasoocid | kalasoocid | kalasoocmid | kalasoocnaan | kalasoocnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg