Site icon Qaamuus

ereyga

Kalasoocan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.

Kalasoocan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalasoocan

kalasoocmid | kalasoocnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version