Kalatag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Kala guuridda ay kala guuraan dad wada noolaa khilaaf awgiis. ld kalategid.
Kalatag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay; -tegi)1. Wax wada joogay ama meel ku wada dhaqmayey qaarba doc aadid. 2. Nin iyo naag is qabey is furid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalatag ↴
kalategid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg