Site icon Qaamuus

ereyga

Kalbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. K. ah: qof daacad ah. 2. ld kalbixid.

Kalbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

1. Bila dhameysad. 2. Si niyad furan ula hadlid (cid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalbax

kalbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version