Site icon Qaamuus

ereyga

Kalkaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Gargaar; kaalmo; taageero; waxtar.

Kalkaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Cid taageero u fidin ama wax tarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalkaal

laaktays | gargaar | kalkaalid | kalkaaliso | kalkaaliye | nikal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version