Kallah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.
Kallah
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)Aroorta hore meel ka tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kallah ↴
kallahaad | kallahid | kallaho | kallahsan | kallahsanaan | kallahsanaansho | kallihid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg