kallif
(m.l)Wax fulintoodu ay dhib tahay.
kallif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Wax fulintoodu ay dhib tahay cid ku khasbid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kallif ↴
uugaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.
carruuree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Cid in ay sida carruurta u dhaqanta ku kallifid. 2. Is c.: carruur iska dhigid.
cudurdaar [m.l] (-rro, m.dh)
Sababta uu qof ka sheego waxa arrin ku kalliftay.
cudurdaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
U c.: sababta arrin kalliftay sheegid.
kallifid [m.f.dh]
eeg kallif².
shaqaysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid. 2. Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg