kallifid
(m.f.dh)eeg kallif².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kallifid ↴
uugaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.
carruuree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Cid in ay sida carruurta u dhaqanta ku kallifid. 2. Is c.: carruur iska dhigid.
shaqaysii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Ka sh.: qof in uu shaqo qabto ku kallifid. 2. Ka sh.: matoor iwm oo aan shaqaynayn hagaajin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg