Site icon Qaamuus

ereyga

Kalnugul

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-glaa, -glayd)

1. Wax niyad debecsan oo raxmad badan ahaansho. 2. Wax cabsi badan ahaansho (qof). 3. Wax adkaysi yar ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kalnugul

kalnuglaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version