Kaniisad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Meel dhisan oo ay masiixiyiintu wax ku caabudaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaniisad ↴
huriye | injiil | laqimaad | muriid | qubbad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg