Site icon Qaamuus

ereyga

Kansarbeereed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Burobahalaad ka baxda beerka waxay ku badantahay Afrika iyo waddamada kale ee cimilada kulul waxa keeni kara fangas iyo sumo kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kansarbeereed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version