Site icon Qaamuus

ereyga

Karaab

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Qoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lagu xirxiro, si ay u sabbayso oo u muuqato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karaab

qaraabakiil | qaraabakiilid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version