Karaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cayil; buurran. 2. Xowliga wax leeyihiin. 3. Buux; badasho.
Karaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
Karaar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Cayilid. 2. Badasho; buuxid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karaar ↴
isle'egta-socodka | karaar-cufisjiidad | karaari | karaarid | karaarin | karaaris | xoog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg