Karah
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rhay, -rahday; -rhi)Wax niyadda ka nicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karah ↴
karahsad | karahsasho | karahsi | karahso | karhid | sabbaax | sabbaaxad | saxal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg