Site icon Qaamuus

ereyga

Karbaash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

1. Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal. 2. Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.

Karbaash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Wax jeedal la dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karbaash

dhac | karbaashid | nadi | nadiyee | shaabuug |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version