Site icon Qaamuus

ereyga

Karin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rmo/-imo, n. m.)

1. Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda. 2. Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban. 3. (-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.

Karin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg kari. ld karis.
Karinlle*

Ninka naagta furay ee aanan wali guursan  Eray kasoo hor jeeda Garoob


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karin

naadir | jaan | laan | maangad | naafo | naakirad | oholi | oodan | qaafil | qaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version