Site icon Qaamuus

ereyga

Karkar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaacay. 2. K. ah: qof dirac ah. 3. Karka iyo rogmashada biyaha iyo waxii la mid ah oo kululaada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karkar

barkarkareed | bayl | bayl | bayli | bur | cartan | falfal | falfal | karkarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version