Site icon Qaamuus

ereyga

Karrayso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho. 2. Jirro ka bogsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karrayso


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version