Kawaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)1. Meel ama dukaan hilibka lagu iibiyo ama lagu gado. 2. Meesha xoolaha lagu qalo.
Kawaan
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami/-aani)Neef si hilibkiisa loo cuno qalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawaan ↴
hilible | kawaamid | kawaanasho | kawaanid | kawaanle | kawaanley | kawaano |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg