Kawir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Burcad udgoon oo haweenku madaxa ku carafsadaan; hab gaar ah oo dumarku timaha u furtaan oo u gambaystaan. 2. Meel u weecashada dooni ama markab.
Kawir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Doonni ama markab meel u leexin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawir ↴
kawirasho | kawirid | kawiro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg