Site icon Qaamuus

ereyga

Kayd

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)

Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado.
Kaydiso*

1. Xasuusta miskaxda 2.meemoriga taleefanada


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kayd

jaabbiyad | gaaggur | haan | saaf | unug | bakaar | beeryaro | berked | biirso | booyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version