Site icon Qaamuus

ereyga

Kaydi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax kayd ahaan meel u dhigid.
Kaydiso*

1. Xasuusta miskaxda 2.meemoriga taleefanada


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaydi

jaabbiyad | saaf | bakaar | beeryaro | biirso | dhigaali | dhigan | dhiigmiir | dhitee | dhuux-geed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version