Kaydso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaydso ↴
kaydsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg