Site icon Qaamuus

ereyga

Kaylli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xannuun badan oo meel dhaawac ah haya. 2. (-iyo, mdh.) God dheer oo ugaarta lagu dabo. ld keylli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaylli

keylli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version