Kaynaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.
Kaynaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Geeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaynaan ↴
kaynaani | kaynaanid | kaynaanin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg