Kedo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan. 2. (fk) Si kedis ah; islamarkiiba.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kedo ↴
uu | baf | kadi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg