Kee
Qaabnaxa: mu.we.l Isrogrogga:kuwee, w Magacuyaal weyddiimeed oo lab oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado. tus. “ Waa kee midka aaday xafiiska?.” .
Kee
Qaabnaxa: dk.we.l Isrogrogga: (-kee)Dibkabe weyddiimeed oo lab, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Wiilkee baa kula hadlay?”.
Aankaala aankeed*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kee ↴
aafo | aaho | obiyum | ha | laab | yaa | caabuq | aalad-kabniin | kaadicaso | raabiya |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg